Qaraxyo lagu weeraray Ciidamada AMISOM oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qaraxyo miino lagu weeraray kolonyo gaadiid  ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa laamiga Xaafada Suuqa Xoolaha iyo Isgooska SOS ee degmada Hiliwaa. Goob joogayaal ayaa ku waramay in qarax miino uu haleelay mid kamid ah gaadiidka ay wateen ciidamada AMISOM, waxaana qaraxa kadib ciidamada AMISOM ay fureen rasaas xoogan ay … Continue reading Qaraxyo lagu weeraray Ciidamada AMISOM oo goordhaw ka dhacay Muqdisho